Meenu
Saladaada

Qalabyada

Xarigan waxa uu kaa caawinaya in aad xarigaaga type C ka badasho...
$2.00
Type C HDTV
-40 %
Ku xariiri taleefankaaga talefishinka oo kana daawo TVgaaga  dhamaan muuqaalada kuujiro moobilekaaga.4k Type C to HDMI USB to HDTV  cable waxa aad ku isticmaali karta shey kasto qaadan karta type C, wax software ah ama qalabkale aad u baahan tahay ma jiraan. ..
$9.00 $15.00
Marka aad isku xirto kadib meel walbo oo aad joogto kala soco taleefankaaga wax walbo adigoo isticmaalaya 2G/3G/4G. Waligaaba kala soco 24 saac wax walbo sidee u dhacayaan adigoo kala soconayo Memory card yar (ilaa 128GB, memory lama socdo). Video-gii ugu horeeye si automatic ah ayuu u delete g..
$28.00
WSTER WS-1625
-18 %
Waa sameecad wireless ah, waxaad dhigan kartaa dhalada dhinaceed, koomadiinka, ama miiska kor kiisa...
$18.00 $22.00
Waa tripod  kaa caawinaya duubida muquqaalada ama sawiraanta ad iskaga qaado taleefankaaga ama cameradaada mid aad qurux badan..Wuxuu kaloo kaa caawin karaa habka muuqalada ama sawirada  uu soo gudbinyo adoo dooranayo self timer. Wuxuu leeyahayb 1 ilaa 4 god oo aa ku xiri karto..
$5.00
Tusaya 37 ilaa 41 kamida 41 (7 bog)