Dhagan waxa ay ku shaqeyan Bluetooth, sidoo kale waa waa water proof oo markaa dhidido kama wal waleysid in qoyaanka cilad u keeno. Hadii aad howl badan qabato kaga maaran xariga ku dhibaayo. ..
Waxuu leeyahay:
1. Bluetooth 5.0 oo xawaare sare leh.2. Waxuu si dhaqsi ah ugu xirmaya taleefanka, marka
labaad waa automatic.3. Waa kuwo fudud, si fudud aad u xiran karto, si fududna kuma
dhacaayan.4. Ku raaxeyso inkabadan 3.5-4 saac oo shaqo ah halkii mar aad
dabeyso, waxaad sidoo kale dabe..
Wireless car kit waa cod gudbiye cajiiba, waxa uu kaa caawinaya in aad ku hadasho taleefanka adigoo taaban, waxaa uu awood u leeyahay in uu ku xirmo taleefanka markii la daaraba, waxuu sidoo kale hoos u dhigaaya buuqa agagaarka markaa taleefanka ku hadleyso ugu danbeyn waxuu qaadan karaa m..