Boya BY-M3 waa digital USB nuucisu yahay Type C microphone, waxaa
si qaasa loogu tala galay dadka wata Android mobiles iyo nuucyada kale ee
qaabila Type-C connectors. Sida iPad Pro, Mac PCs. waxa uu leeyahay 16 bit/48KHz
resolution, waxa uuna aad ugu haboon yahay tabinta tiktok, Youtube, Faceb..