Waxuu leeyahay: Calculator, Calendar, Alarm.
Batariga:
1000 mAh
Shaashada:
1.8 inches
Rear Camera
0.3 MP
Games
Haa
Wax yaabaha kale waxa ka mida
Calculator, Calendar, Alarm, stopwatch
Phonebook
Xadidan
..
Product details:Talefankan waxuu leeyahay 4MB RAM iyo 4MB ROM. Sidoo kale waxuu
leeyahay bari fiican oo tayo sare leh. sidoo kale waxaad ka dhageysan kartaa
idaacada aad jeceshahay adigo Facebook na ka gali kara.
Systemka uu ku shaqeyo: Mos
Habka isgaarsiin: GSM
Nuuca antena: GSM 900/1800..