Double waffle maker waxa uu kuu sameynaaya labo muufo waaweyn si
fudud waliba. Ku shub cajiinkaaga kuna xir, inta dhiman asaga aya
dhameystiraayo! Waffle maker waxa uu awood kuu siinaya in aad marna kor dhiso
heer kulka marna aad hoos u dhigto adiguu ku dubaaya waxa aad rabto dab ku
filan. W..