Super Blender waxee leedahay matoor awoodiisu sareyso, afar heer oo kale xawaaro
sareeyo ayaad ku shiidan kartaa. Mug qaadkeeduna waxee awood u leedahay in
aad ku buuxiso 1.5 liters. Super Blender waxaa loogu tala galay in aad u
isticmaasho siyaaboyin kala duwan, dab cunkeeduna ..
Ku xariiri taleefankaaga talefishinka oo kana daawo TVgaaga dhamaan muuqaalada kuujiro moobilekaaga.4k Type C to HDMI USB to HDTV cable waxa aad ku isticmaali karta shey kasto
qaadan karta type C, wax software ah ama qalabkale aad u baahan tahay ma jiraan. ..
Xiongying waa makiinad loogu tala galay in loo isticmaalo
siyaaboyin kala duwan sida in aad ku bur buriso barafka, qudaarta, digirta sida
bajiyaha, hilibka iyo waliba in aad cabitaanka kushiidato. Xiongying waxaa lagu
amaana in aay dhaqaaleyso korontada ayadoo isticmaaleyso 218W dab ah k..