Waxaa loogu tala galay in ay ka nadiifiso jirka maqaarka dhintay,
waxey sidoo kale wasaqdo dhan kasaareysa jirka aydoo waliba ka ilaalineyso
qalalka taasona ka dhigeysa jirkaaga mid nuuraya.
..
Enzyme waa dawo soo celineysa dhalaalka maqaarka, kana hortageysa miinta. Sidoo kale waa dawo loo isticmaalo siyaabo kala duwan sida baabi'inta mad madowga jirka, ka hortaga maqaar qalalka iyo ka hortaga miinta intaa waxaa u dheer in ay ka hortageyso dhibaatada qoraxda ee u keento jirka...