VGR V-062 waa sakiin tayo saro leh, aad ayee u af badan tahay
mana ahan mid wax dhibaata u geysaneeyo jirkaaga, waxee markiiba jareysa tinta,
ku jaro timaha VGR.Waxee ku dabeysmeysa; 1.5 saac
Dab isticmaalkeega waa; AC220-240V 50-60Hz..
1. Sakiin tayo saro leh oo stiil laga sameeye, aad u afbadan,
ma dhamaato si sahlan, waxaa la isticmaali kara waqti badan.
2. Maar nadiif ah ayaa laga sameeye matoorkeda, 10W awood
badan isticmaaal tayo saro leh.
3. Lithium battery awood saro leh, ciyoow ayuu buuxsamaya,
waxa uu leeyahay lab..