Dhamaan filimada, shoowyada, live tv, youtube iyo waliba
sawirada adigoo ku daawnaya TV-gaaga adigoo isticmaalaya agabka kuu yaalo
guriga.
Ka daawo waxii taleefankaaga ku jiro TV-ga sifudud; gali
Chromecast godka HDMI ee dhaladaada adigoo markaaba awood u yeelanaya in aad ka
daawa..