Waxaad ku shiidan karta cabitaan kugu filan adigoo wali u
isticmaali karo koob ahaan. Ku qaado boorsadaada oo haka wal walin in ay kugu
daadiso biyaha, waxa aad ku jaajareyn kartaa USB cable sida jaajar madaxii,
gaarigaaga, amaba computerkaaga ama power bank.Faaf faahin dheeriyaMug qaad:..
Pro
gemei waa timo xiir taas oo raga ay qaas layihiin.Waxay leedahay batary kaas oo ku buuxsamayo 8hrs sideed
sacadood oo ay toos dab ugu jirto.Waxa iskaga nadifin karta timaha cawrada garka iyo kuwa
kale ee lamidka ah.Waxy leedahay 4 kit oo kala ah 1: (1x3mm), (1x6mm), (1x9mm), iyo(1x12mm).Wa..
Timo qalajiyahan waxaa loogu tala galay in si heer saro ah uu
timaha u qaljiyo, waxaa loogu talagalay si dag dag ah uu markiiba timaha u
qaljiyo. Waxa uu leeyahay afaf aad u dhuu dhuuban misna awood u siinaya halka
aad ku aadiso in markiiba ay qalasho, intaa waxaa dheer in aadanba ka waw..