i11 ws airpods waa dhago ku shaqeeya si bluetooth ah, waxa aad u isticmaali kartaa andriod iyo IOS mobiles, waxa uu batarigooda ku heyn karaa in mudo 24 saac gudahood ah, waxaadna ku hadli kartaa 3 saacadood oo xiriira ama ku dhageysan kartaa music in ku dhaw 2.5 saac. Heerkooda biyo dhowr waa IPX5...
Ka wac qof, marka ay daaran
yihiin dhagaha kuna xiran yihiin taleefanka ama Bluetooth shey ku shaqeeyo
adigoo isticmaalaya call function.
Ka dhageyso muusig, waxaad awood
uleedahay in ka dhageysato music adigoo pause dhihi kara adigoo taabanaya dhagta
Daminta, waxa aad riixeysa
badhanka il..
Kadhageyso music, kana waco asxaabtaada, marka ay timaado iPhone
waxa uu leeyahay bandhigid batariga, haka wal walin dabka mar danbe oo laso
halka uu kuu marayo. Waxaa sidoo kale lagu xiri karaa labo mobil mar kaliya,
waxa uu ku xirnaanaya taleefankaaga waqti walba marka aad daartana si automa..