Super Blender waxee leedahay matoor awoodiisu sareyso, afar heer oo kale xawaaro
sareeyo ayaad ku shiidan kartaa. Mug qaadkeeduna waxee awood u leedahay in
aad ku buuxiso 1.5 liters. Super Blender waxaa loogu tala galay in aad u
isticmaasho siyaaboyin kala duwan, dab cunkeeduna ..
Warmex Table Fan TF-16 400 mm Table Fan waxa ay wadata muraaxado
aad u xoog badan iyo matoor weyn. Waxa ay ku soconeysa xawaaro sare taaso oo aad
ku qaboojinaayo. Hadii aad qolkaaga ama xafiiskaaga waxa aad ku raaxeysaneysa
qabooga ay bixineyso...