Waxuu leeyahay:
1. Bluetooth 5.0 oo xawaare sare leh.2. Waxuu si dhaqsi ah ugu xirmaya taleefanka, marka
labaad waa automatic.3. Waa kuwo fudud, si fudud aad u xiran karto, si fududna kuma
dhacaayan.4. Ku raaxeyso inkabadan 3.5-4 saac oo shaqo ah halkii mar aad
dabeyso, waxaad sidoo kale dabe..
Ku xariiri taleefankaaga talefishinka oo kana daawo TVgaaga dhamaan muuqaalada kuujiro moobilekaaga.4k Type C to HDMI USB to HDTV cable waxa aad ku isticmaali karta shey kasto
qaadan karta type C, wax software ah ama qalabkale aad u baahan tahay ma jiraan. ..
VGR V-062 waa sakiin tayo saro leh, aad ayee u af badan tahay
mana ahan mid wax dhibaata u geysaneeyo jirkaaga, waxee markiiba jareysa tinta,
ku jaro timaha VGR.Waxee ku dabeysmeysa; 1.5 saac
Dab isticmaalkeega waa; AC220-240V 50-60Hz..