Enzyme waa dawo soo celineysa dhalaalka maqaarka, kana hortageysa miinta. Sidoo kale waa dawo loo isticmaalo siyaabo kala duwan sida baabi'inta mad madowga jirka, ka hortaga maqaar qalalka iyo ka hortaga miinta intaa waxaa u dheer in ay ka hortageyso dhibaatada qoraxda ee u keento jirka...
Hyaluronic waa maado laga helo maqaarka bini aadamka taaso ka hor tagta gabowga
sida miinta, waji qalalka, jirko iska cadaada, finanka iyo dabaca maqaarka.
Dawadan waa maado laga helo maqaarka bini aadamka, waxa ayna sare u qaadeysa
awood jirkaaga uu kaga hortagi karo dhamaan intaan kor ku xus..