Waa timo xiir cajiibo kasameysan sakiin steel iyo titanium ah, waxa ay timaha u jareysa si siman oo wanaagsan, kaga maaran timo dhinac ku har hara oo ku raaxeyso marka aad xiiraneyso.Modelka: GM 857Voltska: C220-240V 50-60HzDabka: 3WWaqtiga dabeynta: 8 saacadood..
Timo qalajiyahan waxaa loogu tala galay in si heer saro ah uu
timaha u qaljiyo, waxaa loogu talagalay si dag dag ah uu markiiba timaha u
qaljiyo. Waxa uu leeyahay afaf aad u dhuu dhuuban misna awood u siinaya halka
aad ku aadiso in markiiba ay qalasho, intaa waxaa dheer in aadanba ka waw..
VGR V-062 waa sakiin tayo saro leh, aad ayee u af badan tahay
mana ahan mid wax dhibaata u geysaneeyo jirkaaga, waxee markiiba jareysa tinta,
ku jaro timaha VGR.Waxee ku dabeysmeysa; 1.5 saac
Dab isticmaalkeega waa; AC220-240V 50-60Hz..