Nuoyi waxaa loogu tala galay in caloosha lagu yareeyo ama lagu
dhuujiyo. Waxaad isticmaali kartaa marka aad gym ka joogto ama aad aalamiteyneso
ama marka aad xaflad u socoto, kama soo muuqanaayo dharkaaga...
Hagaaji muqaalkaaga oo istoosi xanuuna is daaya! Real Doctors
Posture waxaa uu toosinaya garbaha, dhabarka, isgelka dhexda. Waa mid jilcan oon
kululeyn si fududna loo xiran karo.Cabirada la heli karo waxaa ka mida S, M iyo L
..
Hadii aad rabto in aad culeys iska rido ama aad u muuqato qof
dhex yar markaa meel adeeyso Scholt Extra waa garabkaaga. Waxaa awood kuu
siinaya in aad ku maareyso maadooyinka cellulite, toxins-ka ku jiro jirka aadna
kor ugu qaado metabolism-kaaga.
Waxaad xiran kartaa marka xaflad u socoto oo ..