Single handed keyboard waa keyboard gamer loogu tala galay in uu haqab tiro baahida gamerska barofeshinalka ah.
Faa'iidada uu leeyahay waa in mar hore badhamada laguugu cadeeye dhaq dhaqaaq yada iyo waxa ay qabanayaan, haddaad asaga ku hubeysan tahay wax kaa hor tagan guul dag daga maba jirto...
Waa xanbaar yar oo aad ku qaadi karto ama loogu tala galay caruurta
yar yar ee u dhexeysa dadoodu 3 bilood ilaa hal sano.Xanbaarka waxaa loogu tala galay hooyinka inay ku qataan si aysan
uga dayacmin ilmohooda yar marka ay hawsha cida ku mashquul santahay sida cunta
karinta iyo dhar dhaqaalka ..