Wster waa sameecad leh 3D digital sound iyo DSP technology, waxee isticmaasha bluetooth 4.2 oo dhamaan ku xirmi kara qalabka isticmaala bluetooth.
Wster waxaad ku isticmaali kartaa in aad ka dhageysato raadiyayaasha deegaanka, ku daawato wacdi, muxaadaro ama waxii muuqaal ah...
Arctic air ultra waxa uu qaboojinaya hawada asagoona nadiifinaya hawada ku geedan shaqsi! Sirta waxee ku jirta awooda teknoloji ee hydro-chill, taaso oo hawada ka dhigeysa mid qaboow, ku buuxi biyo qeybta sare kadib riix badhanka kuna raaxeyso neecawda qabow ee hawa fresh ah.Mukeyfta Arctic waxa uu ..