Wster waa sameecad leh 3D digital sound iyo DSP technology, waxee isticmaasha bluetooth 4.2 oo dhamaan ku xirmi kara qalabka isticmaala bluetooth.
Wster waxaad ku isticmaali kartaa in aad ka dhageysato raadiyayaasha deegaanka, ku daawato wacdi, muxaadaro ama waxii muuqaal ah...
Waa sameecad bluetooth ah taas oo taas oo aad ku xiran karto
computer kaada ama mobile kaad noocuu doono ha ahaadeeFrequencygeedu waa 150-18000HZ.Samecadedu waa 4inch
Cod baahiyaha ama sameecada gudaha ku jirto ayadane waa 102mm...
Mmf207 speakers waa saameecad
isteelo loogu tala galay in ay in aad kula xaragooto kuna raaxeyso codka macaan
ay bixineyso. Isku xiririska: BluetoothBatariga keyda: 4 saac
Dab soo saarka: 10W..