Single handed keyboard waa keyboard gamer loogu tala galay in uu haqab tiro baahida gamerska barofeshinalka ah.
Faa'iidada uu leeyahay waa in mar hore badhamada laguugu cadeeye dhaq dhaqaaq yada iyo waxa ay qabanayaan, haddaad asaga ku hubeysan tahay wax kaa hor tagan guul dag daga maba jirto...
Xarigan waxa uu kuu ogolaanaya in aad taleefankaga ku xiriiriso HDTV ilaa 1080p
resolution. Waxuu ku haboon yahay in aad ku daawato HD films, sawirad
taleefankaag ku jiro si aad uuga daawato HDTV-gaaga...