Wster waa sameecad leh 3D digital sound iyo DSP technology, waxee isticmaasha bluetooth 4.2 oo dhamaan ku xirmi kara qalabka isticmaala bluetooth.
Wster waxaad ku isticmaali kartaa in aad ka dhageysato raadiyayaasha deegaanka, ku daawato wacdi, muxaadaro ama waxii muuqaal ah...
Mmf207 speakers waa saameecad
isteelo loogu tala galay in ay in aad kula xaragooto kuna raaxeyso codka macaan
ay bixineyso. Isku xiririska: BluetoothBatariga keyda: 4 saac
Dab soo saarka: 10W..