Menu
Your Cart

GDLite GD-8017 solar bulbs

GDLite GD-8017 solar bulbs
GDLite GD-8017 solar bulbs
-15 %
GDLite GD-8017 solar bulbs
GDLite GD-8017 solar bulbs
GDLite GD-8017 solar bulbs

Waxaa loo isticmaali karaa: Waxaad u isticmaali kartaa batari ahaan, inaa ka dabeysato taleefanada, ka dhigata sameecad aad wax ka dhageysato, kuu noqdo iftiinka guriga, kuu ahaado toosh kuu dhaw. 

waa nal aad ku xiran karto guriga sida qololka ama daarada ama iridka kore e baananka, mana kaaga baahna wax koroto ah kaliya batarigiisa aa qoraxda ku dabayne. Dhaqaalayso korontaadada. Wuxu leeyahay USB 4 nuuc ah oo aa uga dab garaysan karid mobilada iyo sameecadaha.

Nuuca: GD-8017

Kalarka: madow

cabirka: 165*60*125mm

Culeyska: 1.5kg



$17.00
$20.00