Waxaa loo isticmaali karaa: Waxaad u isticmaali kartaa batari ahaan, inaa ka dabeysato taleefanada, ka dhigata sameecad aad wax ka dhageysato, kuu noqdo iftiinka guriga, kuu ahaado toosh kuu dhaw. waa nal aad ku xiran karto guriga sida qololka ama daarada ama iridka kore e baananka, m..